SBS Somali - SBS Afsomali
Australia oo u gudubtay wareegga 32-ka kadib 0-0 ay kula barbar-dhacday Paraguay artwork

Australia oo u gudubtay wareegga 32-ka kadib 0-0 ay kula barbar-dhacday Paraguay

SBS Somali - SBS Afsomali
04:46
Play episode

Show notes

Maalintii 15-aad ee Koobka Adduunka ee FIFA 2026, Australia ayaa dhibic muhiim ah ka heshay bar-bar dhac ay la gashay Paraguay. Ecuador ayaa si lama filaan ah iyaduna uga adkaatay Jarmalka, una gudubtey wareegga 32-ka, halka Côte d’Ivoire, Netherlands, Japan iyo Sweden ay iyaguna xaqiijiyeen u gudubkooda wareegga xiga.

More from this show

More
Now Playing
Australia oo u gudubtay wareegga 32-ka kadib 0-0 ay kula barbar-dhacday Paraguay — SBS Somali - SBS Afsomali | Josplay Music