SBS Somali - SBS Afsomali
World Cup Daily: Mexico iyo Korea Republic oo guuleystey maalinkii furitaanka artwork

World Cup Daily: Mexico iyo Korea Republic oo guuleystey maalinkii furitaanka

SBS Somali - SBS Afsomali
05:29
Play episode

Show notes

Xulalka Mexico iyo Kuuriyada Koonfureed ayaa ku guuleystey kulamadooda koowaad ee Koobka Adduunka ee FIFA 2026, iyadoo dhanka kalena xulka Socceroos ee dalka Australia uu sii wado diyaar-garowga uu ugu jiro kulanka furitaanka ee Group D oo ay Axadda la ciyaari doonaan dalka Türkiye.

More from this show

More
Now Playing
World Cup Daily: Mexico iyo Korea Republic oo guuleystey maalinkii furitaanka — SBS Somali - SBS Afsomali | Josplay Music