SBS Somali - SBS Afsomali
SBS News Somali: Warka Talaado 27 January 2026 artwork

SBS News Somali: Warka Talaado 27 January 2026

SBS Somali - SBS Afsomali
05:00
Play episode

Show notes

Heerkulka ayaa maanta la saadaalaaliyey inuu Melbourne iyo Geelong ka gaari doono 45 degree, iyo Mildura oo laga filayo 49 degree. Baarlamaanka Faransiiska, ayaa taageeray sharci lagu mamnuucayo in carruurta ka yar 15 sano ay isticmaalaan baraha bulshada.

More from this show

More
Now Playing
SBS News Somali: Warka Talaado 27 January 2026 — SBS Somali - SBS Afsomali | Josplay Music