SBS Somali - SBS Afsomali
Somalia News: Warka Soomaalia Jimce 1 May 2026 artwork

Somalia News: Warka Soomaalia Jimce 1 May 2026

SBS Somali - SBS Afsomali
09:54
Play episode

Show notes

Xubnaha mucaaradka Qaranka oo la shiray odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed. Golaha wasiirrada maamul goboleedka Koonfur Galbeed ayaa iyaguna shir yeeshay iyo booliiska maamul-goboleedka Waqooyi Bari oo qabtay nin ay ku eedeeyeen ganacsi maandooriye.

More from this show

More
Now Playing