SBS Somali - SBS Afsomali
Somalia News: Warka Soomaaliya 20 February 2026 artwork

Somalia News: Warka Soomaaliya 20 February 2026

SBS Somali - SBS Afsomali
09:16
Play episode

Show notes

Xarunta madaxtooyada ee Villa Soomaaliya waxaa kasoo dhammaaday w ejigii koowaad ee shirkii madaxda dowladda federaalka Soomaaliya iyo golaha mustaqbalka. Waxaa looga hadlay arrimaha doorashooyinka dalka ee heer federaal iyo heer dow-lad goboleed.

More from this show

More
Now Playing
Somalia News: Warka Soomaaliya 20 February 2026 — SBS Somali - SBS Afsomali | Josplay Music