SBS Somali - SBS Afsomali
SBS News Somali: Warka SBS ee Isniin 2 February 2026 artwork

SBS News Somali: Warka SBS ee Isniin 2 February 2026

SBS Somali - SBS Afsomali
04:40
Play episode

Show notes

Sahamin la sameeyey ayaa laga ogaaday in xisbiga One Nation oo noqday xisbiga labaad ee ku xiga kan Labour-ka, isla markaan ay hoggaamiyaha xisbigaasi, Pauline Hanson, noqotay hoggaamiyaha xagga taageerada ugu dhibcaha badan iyadoo ka hore martay Ra'iisal-wasaaraha.

More from this show

More
Now Playing
SBS News Somali: Warka SBS ee Isniin 2 February 2026 — SBS Somali - SBS Afsomali | Josplay Music