SBS Somali - SBS Afsomali
Somalia News - Warkii Soomaaliya 28 November 2025 artwork

Somalia News - Warkii Soomaaliya 28 November 2025

SBS Somali - SBS Afsomali
10:05
Play episode

Show notes

Shirweynihii 3aad ee culimada Soomaaliyeed ee Muqdishu ka socdey ayaa soo xidhmay. Guddoomiyaha aqalka baarlamaanka, xildhibaanno, siyaasiyiin iyo safiirka dalka Suudaan u fadhiya Soomaaliya ayaa ka soo qayb galay xidhitaanka. Waxaa laga soo saaray war-murtiyeed ku saabsan wadajirka iyo midnimada Soomaaliyeed.

More from this show

More
Now Playing
Somalia News - Warkii Soomaaliya 28 November 2025 — SBS Somali - SBS Afsomali | Josplay Music