SBS Somali - SBS Afsomali
Ma daahisaa daryeelka ilkaha kharashka awgii? artwork

Ma daahisaa daryeelka ilkaha kharashka awgii?

SBS Somali - SBS Afsomali
09:17
Play episode

Show notes

Ururka Dhakhaatiirta Ilkaha ee Australia (Australian Dental Association) ayaa sheegay in qiyaastii 1.5 milyan oo carruur ah ay sannad kasta seegaan daryeelka ilkaha ee bilaashka ah. Dhanka kale, ururrada caafimaadka Aborijin-ka waxay sheegayaan in wacyigelintu aysan ahayn caqabad kaliya ee heysata bulshada First Nations iyo kuwa dhaqammada iyo afafka kala duwan leh

More from this show

More
Now Playing
Ma daahisaa daryeelka ilkaha kharashka awgii? — SBS Somali - SBS Afsomali | Josplay Music