SBS Somali - SBS Afsomali
Waraysi: Ubah Gabris oo qeexday muhimmadda in aad is tiro-koobto artwork

Waraysi: Ubah Gabris oo qeexday muhimmadda in aad is tiro-koobto

SBS Somali - SBS Afsomali
11:04
Play episode

Show notes

Ubah Gabris, oo ah madaxa ururka Somali Council of New South Wales, ayaa ka warramaysa muhimmadda ay dadka Soomaaliyeed ee Australia deggan u leedahay inay si buuxda uga qayb qaataan Tiro-koobka (Census) 2026 oo dhici doona Talaadada 11 August 2026.

More from this show

More
Now Playing
Waraysi: Ubah Gabris oo qeexday muhimmadda in aad is tiro-koobto — SBS Somali - SBS Afsomali | Josplay Music