SBS Somali - SBS Afsomali
SBS News Somali: Warka SBS ee Khamiis 22 January 2026 artwork

SBS News Somali: Warka SBS ee Khamiis 22 January 2026

SBS Somali - SBS Afsomali
06:13
Play episode

Show notes

Dareewallada New South Wales oo looga digay halista waddooyinka ayaamaha fasaxa 26 Jannaayo, iyadoo lacagta iyo dhibcaha ganaaxaba la kodhiyey. Donald Trump-na wuxuu ka laabtay hanjebaaddii cashuuraha dheeraadka ah ee ugu gooddiey waddamada Yurub, inkasta oo uu weli hungureynayo Greenland.

More from this show

More
Now Playing
SBS News Somali: Warka SBS ee Khamiis 22 January 2026 — SBS Somali - SBS Afsomali | Josplay Music