SBS Somali - SBS Afsomali
Dowladda Australia oo bilowday qorshaha train-ka dheereeya ee Sydney illaa Newcastle. artwork

Dowladda Australia oo bilowday qorshaha train-ka dheereeya ee Sydney illaa Newcastle.

SBS Somali - SBS Afsomali
09:15
Play episode

Show notes

Dowladda Federaalka ayaa ugu dambeyn bilowday, qorshe lagu hirgelinayo mashruuca tareenka xawaaraha dheereeya, oo isku xiri doona magaalooyinka Sydney iyo Newcastle. Waxaa hadda billowday wejigii hore ee sahaminta, iyadoo ay dowladda federaalkuna sheegtay in dhisidda la bilaabi doono 2028-da.

More from this show

More
Now Playing
Dowladda Australia oo bilowday qorshaha train-ka dheereeya ee Sydney illaa Newcastle. — SBS Somali - SBS Afsomali | Josplay Music