SBS Somali - SBS Afsomali
Khatarta Peptides-ka: Marka ay talada baraha bulshadu ka awood badato tan dhakhtarka iyo khatarteeda. artwork

Khatarta Peptides-ka: Marka ay talada baraha bulshadu ka awood badato tan dhakhtarka iyo khatarteeda.

SBS Somali - SBS Afsomali
11:36
Play episode

Show notes

Waaba laga yaabaa inaad maqashay "Peptides", waana maaddooyin laysku duro oo ay dadka qaar rumaysan yihiin inay si degdeg ah u gubaan baruurta, ka hortagaan gabowga, ama hagaajiyaan midabka iyo quruxda maqaarka. Khubarada caafimaadkuse waxay ka digayaan khatar ku duugan. Wax ka ogow.

More from this show

More
Now Playing
Khatarta Peptides-ka: Marka ay talada baraha bulshadu ka awood badato tan dhakhtarka iyo khatarteeda. — SBS Somali - SBS Afsomali | Josplay Music