SBS Somali - SBS Afsomali
Rhoda Roberts AO: Halgamaagii dhaqanka ee beddeshay ummadda artwork

Rhoda Roberts AO: Halgamaagii dhaqanka ee beddeshay ummadda

SBS Somali - SBS Afsomali
10:30
Play episode

Show notes

Maamuus iyo ammaan baa loo jeediey. Rhoda waxay ahayd qoraa, jilaa, iyo agaasime caan ah, waxaana sannadkii 2016-kii la guddoonsiiyey billadda sharafta Order of Australia. Qoyska Rhoda ayaa u oggolaaday SBS inay baahiso sawirradeeda iyo codkeeda si loo maamuuso dhaxalka fog ee ay ka tagtay.

More from this show

More
Now Playing
Rhoda Roberts AO: Halgamaagii dhaqanka ee beddeshay ummadda — SBS Somali - SBS Afsomali | Josplay Music