SBS Somali - SBS Afsomali
SBS News Somali: 27 August 2025 artwork

SBS News Somali: 27 August 2025

SBS Somali - SBS Afsomali
08:22
Play episode

Show notes

Booliska Victoria ayaa weli raadinaya ninkii lagu eedeeyey inuu dilay labo askari oo booliis ah. Dowladda Queensland oo ogaatey dad mushahar badan qaata qaarkoodna leeyihiin hanti guri oo weli ku jira guryaha dowladda ee loogu talo galay bulshada dan-yarta ah.

More from this show

More
Now Playing
SBS News Somali: 27 August 2025 — SBS Somali - SBS Afsomali | Josplay Music