SBS Somali - SBS Afsomali
SBS News Somali: Warka Talaado 23 December 2025 artwork

SBS News Somali: Warka Talaado 23 December 2025

SBS Somali - SBS Afsomali
05:22
Play episode

Show notes

Dacwad dhinaca dastuurka ah ayaa laga yaabaa in laga gudbiyo, tallaabooyinka ka-hortagga mudaharaadyada ee laga hirgelinayo gobolka New South Wales, kaddib weerarkii argagixiso ee ka dhacay Bondi. Baarlamaanka gobolka ayaa dib loogu yeeray kulan socdey laba maalmood, si ay u ansixiyaan sharciyo xaddidaya mudaharaadyada, bartilmaameedsanaya hadallada naceybka isla markaana adkaynaya shuruucda lahaanshaha hubka.

More from this show

More
Now Playing
SBS News Somali: Warka Talaado 23 December 2025 — SBS Somali - SBS Afsomali | Josplay Music