SBS Somali - SBS Afsomali
SBS News Somali: Warka SBS ee Af-Soomaaliga 17 February 2026 artwork

SBS News Somali: Warka SBS ee Af-Soomaaliga 17 February 2026

SBS Somali - SBS Afsomali
04:55
Play episode

Show notes

Dukumiintiyo la xiriira dambiilihii galmada lagu xukumay ee geeriyooday, Jeffrey Epstein, ayaa muujinaya in tacaddiyada loo geystay haweenka iyo gabdhahu ay ahaayeen kuwo baahsan, heer ay gaari karaan dambiyo ka dhan ah aadanaha sida uu dhigayo sharciga caalamigu.

More from this show

More
Now Playing
SBS News Somali: Warka SBS ee Af-Soomaaliga 17 February 2026 — SBS Somali - SBS Afsomali | Josplay Music