SBS Somali - SBS Afsomali
Kumannaan qof oo ka qaxay dabka kaymaha Yurub iyo Tour de France oo laga mamnuucay daawadayaasha artwork

Kumannaan qof oo ka qaxay dabka kaymaha Yurub iyo Tour de France oo laga mamnuucay daawadayaasha

SBS Somali - SBS Afsomali
07:17
Play episode

Show notes

Dabab-kaymeedyo waaweyn ayaa dhibaato ba'an u geysanaya qaybo ka mid ah koonfurta Yurub. Dababkan ayaa ilaa hadda gubay in ka badan 42 kun oo acre oo dhul ah oo ku yaalla Portugal, Spain, France iyo Greece — taas oo ka ballaaran laba jibbaar baaxadda magaalada Manhattan ee Maraykanka.

More from this show

More
Now Playing