SBS Somali - SBS Afsomali
SBS News Somali: Warka Isniinta 24 November 2025 artwork

SBS News Somali: Warka Isniinta 24 November 2025

SBS Somali - SBS Afsomali
05:29
Play episode

Show notes

Dowladda Federaalka ee Australia oo loogu baaqay inay caddayso sida loo yarayn karo qiiqa xun, maaddaama aanay ku caddayn heshiiksa ay ku saxiixday shirka COP31. Ardaydii laga afduubay school ku yaalla Nigaria-an qaar ka mid ayaa ka soo baxsday afduubayaashoodii.

More from this show

More
Now Playing