SBS Somali - SBS Afsomali
Kirada guryaha Australia oo cirka gashay iyo Perth oo ugu qaalisan artwork

Kirada guryaha Australia oo cirka gashay iyo Perth oo ugu qaalisan

SBS Somali - SBS Afsomali
08:58
Play episode

Show notes

Inkasta oo heerarka dulsaarka ee deynta guryaha la iibsado ay hooseysey muddo, haddana waxaa weli gudaha Australia ku yar, haddiiba la helana lacagta kiradu qaali ku tahay, guryaha kirada ah. Magaalada Perth ayaa hadda ah meesha celcelis ahaan ugu kiro qaalisan.

More from this show

More
Now Playing
Kirada guryaha Australia oo cirka gashay iyo Perth oo ugu qaalisan — SBS Somali - SBS Afsomali | Josplay Music