SBS Somali - SBS Afsomali
SBS News Somali: 01 September 2025 artwork

SBS News Somali: 01 September 2025

SBS Somali - SBS Afsomali
05:13
Play episode

Show notes

Wasiirka Isgaarsiinta Federaalka, Anika Wells, ayaa sheegtay in ay jiraan habab online ah oo si sax ah loogu xaqiijin karo da’da carruurta isticmaalaysa Internet-ka. Natiijo kasoo baxday tijaabo madax bannaan oo lagu sameeyey in ka badan 60 program oo lagu xaqiijiyo da’da, ayaa lagu ogaadey inay qaarkood ay ka carruurta ka joojin karaan inay internet-ka ka arkaan waxyaabo aan ku habboonayn sida dad qaawan.

More from this show

More
Now Playing
SBS News Somali: 01 September 2025 — SBS Somali - SBS Afsomali | Josplay Music