SBS Somali - SBS Afsomali
Ciidanka Maraykanka ee ICE oo dilay qof kale iyo cabashooyinka artwork

Ciidanka Maraykanka ee ICE oo dilay qof kale iyo cabashooyinka

SBS Somali - SBS Afsomali
11:27
Play episode

Show notes

Saacaddu waxay ahayd qiyaastii 9-kii subaxnimo ee waqtiga Minneapolis. Ninka dhintay wuxuu ahaa kalkaaliye caafimaad oo ka shaqeeya qabyta gargaarka nafbad-baadinta. Gacanta kuma uu sidan bastoolad ee wuxuu ku sitey telephone.

More from this show

More
Now Playing