SBS Somali - SBS Afsomali
‘I felt powerless’: Dalabyo lagu xoojinayo aqoonta sharci ee dhibbanayaasha kufsiga artwork

‘I felt powerless’: Dalabyo lagu xoojinayo aqoonta sharci ee dhibbanayaasha kufsiga

SBS Somali - SBS Afsomali
14:36
Play episode

Show notes

Shantii dumar ahba midkood iyo 16-kii rag ahba midkood ayaa gudaha Ausrtarlia kula kulmay tacaddiyada galmada iyagoo qaangaar ah. Sidaa ay tahay, haddana 92% dumarka ahi ma soo sheegaan tacaddigii ugu dambeeyay ee lagula kacay. Waxaa lagu baaqay in kor loo qaado aqoonta sharciga ee dhibbanayaasha, si ay uga caawiso inay fahmaan nidaamka cadaaladda ee adag isla markaana hoos loo dhigo heerka ay dacwadaha kufsigu ku burburaan.

More from this show

More
Now Playing
‘I felt powerless’: Dalabyo lagu xoojinayo aqoonta sharci ee dhibbanayaasha kufsiga — SBS Somali - SBS Afsomali | Josplay Music