SBS Somali - SBS Afsomali
SBS News Somali: Warka SBS ee Khamiis 5 February 2026 artwork

SBS News Somali: Warka SBS ee Khamiis 5 February 2026

SBS Somali - SBS Afsomali
05:10
Play episode

Show notes

Dawlada Federaalka ayaa la rumeysan yahay inay ka fiirsaneyso in la beddelo ama la tirtiro cashuur-dhimis horey u jirtey oo la yiraahdo (Capital Gains Tax) si loo xalliyo u-sinnaan la’aanta guryaha ee jiilasha kala duwan, iyo in la xakameeyo sicir-bararka. Cashuur-dhimistan CGT, iyo sidoo kale nidaamka negative gearing, waxaa aad loogu eedeeyaa, inay ka mid yihiin sababaha kordhiya qiimaha, sidaana ku adkeeya helitaankooda.

More from this show

More
Now Playing
SBS News Somali: Warka SBS ee Khamiis 5 February 2026 — SBS Somali - SBS Afsomali | Josplay Music