SBS Somali - SBS Afsomali
Mexico oo u gudubtay wareegga is-reeb-reebka, iyo Canada oo taariikh dhigtay artwork

Mexico oo u gudubtay wareegga is-reeb-reebka, iyo Canada oo taariikh dhigtay

SBS Somali - SBS Afsomali
05:33
Play episode

Show notes

Mexico ayaa noqotay kooxdii ugu horreysay ee u gudubtey wareegga is-reeb-reebka ee Koobka Adduunka 2026, kaddib markii ay 1-0 kaga badisay Kuuriyada Koonfureed maalintii siddeedaad ee tartanka. Dhanka kale, Canada ayaa taariikh dhigtay markii ay Qatar ku garaacday 6-0, taasoo noqotay guushii ugu weyneyd ee ay gaarto koox ka socota Waqooyiga Ameerika iyo Kariibiyaanka ee Koobka Adduunka ragga.

More from this show

More
Now Playing
Mexico oo u gudubtay wareegga is-reeb-reebka, iyo Canada oo taariikh dhigtay — SBS Somali - SBS Afsomali | Josplay Music