SBS Somali - SBS Afsomali
Organ Donation: Ku-deeqidda Xubnaha artwork

Organ Donation: Ku-deeqidda Xubnaha

SBS Somali - SBS Afsomali
07:26
Play episode

Show notes

Hay’adda, Organ and Tissue Authority ee Australia, ayaa ku adkaynaysa bulshooyinka dhaqamada kala duwan leh in ay ku deeqaan xubnaha jidhdkooda, si loogu badbaadiyo nolosho dad kale, waxayna qayb ka tahay todobaadka loo bixiey “Donate Life”, oo ah wacyi-gelin qaran oo lagu dhiirrigeliyo, inay, dad badan oo reer Australia ahi isu diiwaangeliyaan sidii ay u noqon lahaayeen ku-deeqayaal xubno iyo unugyo jirkooda ka mid ah.

More from this show

More
Now Playing
Organ Donation: Ku-deeqidda Xubnaha — SBS Somali - SBS Afsomali | Josplay Music