SBS Somali - SBS Afsomali
Cilmi baaris: Isbeddelka qabashada walxaha ee cir-bixiyeennada marka ay hawada sare joogaan artwork

Cilmi baaris: Isbeddelka qabashada walxaha ee cir-bixiyeennada marka ay hawada sare joogaan

SBS Somali - SBS Afsomali
07:32
Play episode

Show notes

Koox cilmi-baaryaal ah ayaa dersey 11 cir-bixiyeen, waxayna ogaadeen inay sameynayeen khaladaad xagga qabashada walxaha ah markay ka soo laabteen hawada sare. Markii hore, cir-bixiyeennadu si khaldan ayay u qiyaasayeen inta uu le’eg yahay culayska ama xoogga ay tahay inay walax ku qabtaan, balse muddo kooban ka dib, waxay la qabsadeen jawiga iyagoo dib ugu laabtay qaabkii caadiga ahaa ee ay wax u qabsan jireen.

More from this show

More
Now Playing
Cilmi baaris: Isbeddelka qabashada walxaha ee cir-bixiyeennada marka ay hawada sare joogaan — SBS Somali - SBS Afsomali | Josplay Music