SBS Somali - SBS Afsomali
Sharciga hubka Australia ma adag yahay? Weerarkii Bondi ka dib artwork

Sharciga hubka Australia ma adag yahay? Weerarkii Bondi ka dib

SBS Somali - SBS Afsomali
11:45
Play episode

Show notes

Golaha Qaranka ee Australia ayaa mar kale go’aansaday in si degdeg ah loo adkeeyo shuruucda lahaanshaha hubka, ka dib weerarkii argagixisada ee ka dhacay Xeebta Bondi ee ku taalla magaalada Sydney, halkaas oo nin haysta ruqsad hub, iyo wiilkiisu ay ku dileen ugu yaraan 15 qof.

More from this show

More
Now Playing