SBS Somali - SBS Afsomali
Xasaasiyadda laws-ka ee carruurta - Talooyin cusub artwork

Xasaasiyadda laws-ka ee carruurta - Talooyin cusub

SBS Somali - SBS Afsomali
10:23
Play episode

Show notes

Daraasad cusub oo laga saaray Maraykanka ayaa lagu ogaadey in carruurta yaryar ee lawska iyo walxaha kale ee ka samaysan, hore loo siiyaa ay inta badan ka badbaadaan xasaasiyadda laga qaado lawska. Daraasaddan ayaa waafaqday natiijadii mid 10 sannadood ka hor soo baxday oo iyana lagu soo jeediyey in carruurta horey loogu bilaabo cunista lawska.

More from this show

More
Now Playing
Xasaasiyadda laws-ka ee carruurta - Talooyin cusub — SBS Somali - SBS Afsomali | Josplay Music