SBS Somali - SBS Afsomali
Xirfaddii qadiimiga ahayd ee dalka Jabbaan (Karate) oo daawo u noqotay walbahaarka casriga ah artwork

Xirfaddii qadiimiga ahayd ee dalka Jabbaan (Karate) oo daawo u noqotay walbahaarka casriga ah

SBS Somali - SBS Afsomali
07:40
Play episode

Show notes

Daraasado dhowaan la sameeyey ayaa muujinaya in ku dhowaad kala bar dhallinyarada dalka Australia ay la tacaalayaan culaysyo dhanka nafta iyo maskaxda ah. Falanqayntan waxaanu ku eegeynaa sida tababarka iyo anshaxa iyo tabo-barka is-difaaca Karate-gu uu dhallinyarada iyo dadka waaweynba uga caawinayo dhisidda adkaysi maskaxeed iyo xasillooni

More from this show

More
Now Playing
Xirfaddii qadiimiga ahayd ee dalka Jabbaan (Karate) oo daawo u noqotay walbahaarka casriga ah — SBS Somali - SBS Afsomali | Josplay Music