SBS Somali - SBS Afsomali
Somalia News: Warka Soomaaliya Arbaco 5 August 2026 artwork

Somalia News: Warka Soomaaliya Arbaco 5 August 2026

SBS Somali - SBS Afsomali
09:41
Play episode

Show notes

Xisbi kasoo hor-jeestey natiijadii doorashada Galmudug iyo Madaxweyne Xasan Sh. Maxamuud oo ka hadlay khayraadka Badda Soomaalieed iyo sida ay muhiim u tahay in laga faa'iidesto ayaa ka mid ah wararka Muqdisho naga soo gaarey maanta oo Arbaco ah.

More from this show

More
Now Playing