SBS Somali - SBS Afsomali
SBS News Somali: Warka Arbaco 24 December 2025 artwork

SBS News Somali: Warka Arbaco 24 December 2025

SBS Somali - SBS Afsomali
10:38
Play episode

Show notes

Baarlamaanka gobolka New South Wales ayaa ansixiyay sharciyo cusub oo lagu doonayo in lagu xaddido mudaharaadyada dhaca weerarro argagixiso. Sharciyada cusub ayaa mamnuucaya in mudaharaadyo la oggolaado ilaa 90 maalmood kadib marka uu dhaco fal argagixiso—iyadoo ay suurtagal tahay in mamnuuciddaasi ka hirgasho guud ahaan gobolka New South Wales oo dhan.

More from this show

More
Now Playing
SBS News Somali: Warka Arbaco 24 December 2025 — SBS Somali - SBS Afsomali | Josplay Music