SBS Somali - SBS Afsomali
SBS News Somali: Warka Arbaco 18 February 2026 artwork

SBS News Somali: Warka Arbaco 18 February 2026

SBS Somali - SBS Afsomali
11:14
Play episode

Show notes

Dowladda New South Wales ayaa soo bandhigtay hindise-sharciyeed la yiraahdo, crime amendment bill, si loogula dagaallamo xag-jinimada garabka midigta kaddib markii uu mudaharaad neo-Nazi ahi ka dhacay bannaanka Baarlamaanka gobolka, bishii Nofembar ee sanadkii hore.

More from this show

More
Now Playing
SBS News Somali: Warka Arbaco 18 February 2026 — SBS Somali - SBS Afsomali | Josplay Music