SBS Somali - SBS Afsomali
Codsigii cafiska ee Netanyahu oo sababay cadho iyo debedbaxyo artwork

Codsigii cafiska ee Netanyahu oo sababay cadho iyo debedbaxyo

SBS Somali - SBS Afsomali
10:37
Play episode

Show notes

Israel waxaa ayaamahan ka socda gilgil siyaasadeed kadib markii uu Ra’iisul Wasaare Benjamin Netanyahu si rasmi ah, codsi cafis-doon ah ugu gudbiyay Madaxweyne Isaac Herzog , isagoo raba in laga cafiyo dacwaddiisa weli socota ee ku saabsan musuqmaasuqa.

More from this show

More
Now Playing
Codsigii cafiska ee Netanyahu oo sababay cadho iyo debedbaxyo — SBS Somali - SBS Afsomali | Josplay Music