SBS Somali - SBS Afsomali
Ingiriiska gudihiisa oo rakaab tareen saaran mindi lagu weeraray artwork

Ingiriiska gudihiisa oo rakaab tareen saaran mindi lagu weeraray

SBS Somali - SBS Afsomali
08:36
Play episode

Show notes

Maalinkii Sabtida oo bisha November ahayd 1, ayaa train ku safraya gudaha dalka Ingriiska waxaa mindi lagu dhaawacay 11 oo ka mid ah dadkii saarnaa train-ka. Booliiska Ingriiska ayaa sheegay inaanay jirin wax caddeyn ah oo muujinaysa in weerarkaasi la xiriiray argagixiso.

More from this show

More
Now Playing
Ingiriiska gudihiisa oo rakaab tareen saaran mindi lagu weeraray — SBS Somali - SBS Afsomali | Josplay Music