SBS Somali - SBS Afsomali
Qarammada midoobey oo ka digey miinooyinka dhulka iyo dalal ka baxaya heshiiskii artwork

Qarammada midoobey oo ka digey miinooyinka dhulka iyo dalal ka baxaya heshiiskii

SBS Somali - SBS Afsomali
05:17
Play episode

Show notes

Ethiopia, oo ku jirtey xaalad dagaal in ka badan soddon sannadood qarnigii u dambeeyay, ayaa ka mid ah waddamada ay adduunka ugu badan yihiin haraaga miinooyinka dhulka lagu aaso.

More from this show

More
Now Playing