SBS Somali - SBS Afsomali
SBS News Somali: Warka Af-Soomaaliga ee Talaado 3 March 2026 artwork

SBS News Somali: Warka Af-Soomaaliga ee Talaado 3 March 2026

SBS Somali - SBS Afsomali
05:36
Play episode

Show notes

Wax-soo-saarka beeraha ee Australia ayaa la saadaalinayaa, inuu ka badan doono boqol bilyan oo doollar sannad-maaliyadeedkan, laga bilaabo Luulyo 2025 ilaa Luulyo 2026. Wasiirka Gaashaandhigga ee Australia, Richard Marles-na, wuxuu xaqiijiyay in aanay Australia ka qayb qaadanin tallaabooyinka milatari ee haatan ka socda dalka Iiraan.

More from this show

More
Now Playing
SBS News Somali: Warka Af-Soomaaliga ee Talaado 3 March 2026 — SBS Somali - SBS Afsomali | Josplay Music