SBS Somali - SBS Afsomali
Akhriska iyo qoraalka dadka waaweyn oo hooseeya iyo saameynta fursadaha shaqada artwork

Akhriska iyo qoraalka dadka waaweyn oo hooseeya iyo saameynta fursadaha shaqada

SBS Somali - SBS Afsomali
08:29
Play episode

Show notes

Shantii qof ee Australian ahba mid ka mid ah oo u dhiganta, ku dhawaad saddex milyan oo dadka da'da weyna ah, ayaa xirfaddoodda akhriska iyo xisaabaadku hooseysaan, taas oo si weyn u saameyn karta noloshooda maalin-laha ah.. Barnaamijyo ayaa dalka oo dhan ka socda loogu talo galay in ay dadku ku hore-mariyaan xirafahooda, uguna gaadhaan yoolka noloshooda

More from this show

More
Now Playing
Akhriska iyo qoraalka dadka waaweyn oo hooseeya iyo saameynta fursadaha shaqada — SBS Somali - SBS Afsomali | Josplay Music