SBS Somali - SBS Afsomali
SBS News Somali: 22 August 2025 artwork

SBS News Somali: 22 August 2025

SBS Somali - SBS Afsomali
11:20
Play episode

Show notes

Kaamirooyin amni ayaa lagu tijaabin doonaa ilaa 300 oo ah xarumha xannaanada carruurta guud ahaan Australia, si wax looga qabto dhibaatada amni ee saameysay nidaamka xannaanada carruurta. Ra’iisul Wasaaraha Israel, Benjamin Netanyahu, ayaa sheegay in Israel ay si degdeg ah u bilaabi doonto wadaxaajoodka lagu sii deynayo dhammaan dadka lagu haysto Gaza iyo in la soo afjaro dagaalka socday ku dhowaad labo san, balse-buu yiri ay ku xiran yihiin shuruudo ay Israel aqbali karto.

More from this show

More
Now Playing
SBS News Somali: 22 August 2025 — SBS Somali - SBS Afsomali | Josplay Music