SBS Somali - SBS Afsomali
Xilligii hargabka oo horey u bilowday: Khubarada oo ka digaysa khatarta nooca cusub ee Super-K artwork

Xilligii hargabka oo horey u bilowday: Khubarada oo ka digaysa khatarta nooca cusub ee Super-K

SBS Somali - SBS Afsomali
07:09
Play episode

Show notes

Australia ayaa sanadkan wajaheysaa xilligii hargabka oo si aan caadi ahayn hore ugu bilaabmay, waxaana sabab u ah nooc hargabka ka mid ah oo si degdeg ah u faafa oo loo bixiyay Super-K.Sanadkii hore, Australia waxaa laga helay in ka badan 500,000 oo kiis, halka sanadkan ay durba hadda marayaan in ka badan 24,000 oo kiis

More from this show

More
Now Playing
Xilligii hargabka oo horey u bilowday: Khubarada oo ka digaysa khatarta nooca cusub ee Super-K — SBS Somali - SBS Afsomali | Josplay Music