SBS Somali - SBS Afsomali
Booliska Muqdisho oo ka digay dhibaatada maandooriyaha artwork

Booliska Muqdisho oo ka digay dhibaatada maandooriyaha

SBS Somali - SBS Afsomali
06:03
Play episode

Show notes

Taliska qaybta guud ee ciidamada booliska gobalka Banaadir ayaa muqdisho kusoo bandhigay maandooriye kalagadisan oo boolisku soo qabtay, laguna gubay goob fagaara ah. Boolisku waxa ay sheegeen in maandooriyuhu uu sabab u yahay dhibaatooyin badan oo magaalada ka dhaca.

More from this show

More
Now Playing
Booliska Muqdisho oo ka digay dhibaatada maandooriyaha — SBS Somali - SBS Afsomali | Josplay Music