SBS Somali - SBS Afsomali
AI oo sii hurinaysa tacaddiyada galmada ee internetka lagu beegsado dhallinyarada Australia artwork

AI oo sii hurinaysa tacaddiyada galmada ee internetka lagu beegsado dhallinyarada Australia

SBS Somali - SBS Afsomali
09:51
Play episode

Show notes

Cilmi-baaris cusub ayaa muujisay in AI ay sii kordhinayso tacaddiyada galmada ee internetka lagu beegsado dhallinyarada Australia, iyadoo khubaradu ugu baaqayaan dowladda iyo shirkadaha teknoolajiyadda inay qaadaan tallaabooyin degdeg ah oo carruurta lagu ilaalinayo.

More from this show

More
Now Playing
AI oo sii hurinaysa tacaddiyada galmada ee internetka lagu beegsado dhallinyarada Australia — SBS Somali - SBS Afsomali | Josplay Music