SBS Somali - SBS Afsomali
Abdiaziz Farah oo ka waramaya halista Kansarka Mindhicirada. artwork

Abdiaziz Farah oo ka waramaya halista Kansarka Mindhicirada.

SBS Somali - SBS Afsomali
07:40
Play episode

Show notes

Kulun wacyi-galina, oo ku saabsan Kansarka Mindhicirada (Bowel Cancer) ayaa lagu qabtay Heidelberg West fiidnimadii Isniinta (Monday 26). Kulanka waxaa qabanqaabiyey Somali Elders Group. Waxaa hadal jeedninta lahaa Abdiaziz Farah. Kulanka kadib, Laanta Afsoomaaliga ee Idaacada SBS ayaa waraysi la yeelatay Abdiaziz. Waraysigu waxa uu daaranyahay saamaynta uu leehayay Kansarka Mindhiciruhu, calaamadaha lagu garto, siyaabaha looga hortago. Dhagaysi wacan waraysiga.

More from this show

More
Now Playing
Abdiaziz Farah oo ka waramaya halista Kansarka Mindhicirada. — SBS Somali - SBS Afsomali | Josplay Music