SBS Somali - SBS Afsomali
SBS News Somali: Warka Af-Soomaaliga Khamiis 26 February 2026 artwork

SBS News Somali: Warka Af-Soomaaliga Khamiis 26 February 2026

SBS Somali - SBS Afsomali
05:43
Play episode

Show notes

Qasnajijga heer federaal ee Australia, ayaa sheegay in sicir-bararka ka sarreeya intii la filayay, uu yahay caqabadda ugu weyn ee saamaynaysa miisaaniyadda federaalka ee soo socota. Madaxweynihii hore, Bill Clinton iyo Xoghayihii hore ee Arrimaha Dibadda,Hillary Clinton ayaa la filayaa inay toddobaadkan hortagaan guddi ka tirsan Kongress-ka Maraykanka, iyaga oo qeyb ka ah baaritaanka ku saabsan Jeffrey Epstein.

More from this show

More
Now Playing
SBS News Somali: Warka Af-Soomaaliga Khamiis 26 February 2026 — SBS Somali - SBS Afsomali | Josplay Music