SBS Somali - SBS Afsomali
Xannibaadda baraha bulshada ee carruurta iyo qalabka cusub ee "Tech Detox" artwork

Xannibaadda baraha bulshada ee carruurta iyo qalabka cusub ee "Tech Detox"

SBS Somali - SBS Afsomali
08:21
Play episode

Show notes

Bishii Diseembar 2025, waxaa si rasmi ah u dhaqan-galay go’aankii ay Australia ku mamnuucday, in carruurta ka yar 16 sano ay isticmaalaan baraha bulshada ee adduunka ugu caansan. Waxaa iyana sii kordhaya dadka waaweyn ee raba in gebi-ahaanba ka fogaadaan isticmaalaka mobile-lada casriga ah. Maxaa'se u sahli kara?

More from this show

More
Now Playing
Xannibaadda baraha bulshada ee carruurta iyo qalabka cusub ee "Tech Detox" — SBS Somali - SBS Afsomali | Josplay Music