SBS Somali - SBS Afsomali
Xasuuqii la iloobay ee Namibia artwork

Xasuuqii la iloobay ee Namibia

SBS Somali - SBS Afsomali
08:24
Play episode

Show notes

Qarnigii 20 aad ayay cilmi baarayaal badan u yaqaanaan qarnigii xasuuqa maadaama dil wadareedyo ay dawlado ka danbeeyeen lagu laayay dad rayid ah dagaalkii koowaad iyo kii labaad ee aduunka. Laakiin kii Namibia ayaan ahayn mid wax badan laga yaqaan. Laakiin mid ka mid ah xasuuqyadaas ayaan aad loo aqoon oo waxaa qariyay dambiyo waaweyn oo ay ku jireen Holocoast oo ahaa xasuuqa Yuhuuda lagu kacay dagaalkii labaad iyo kii ka dhacay Rwanda.

More from this show

More
Now Playing
Xasuuqii la iloobay ee Namibia — SBS Somali - SBS Afsomali | Josplay Music