SBS Somali - SBS Afsomali
SBS News Somali - Warkii dalka iyo caalamka 26 November 2025 artwork

SBS News Somali - Warkii dalka iyo caalamka 26 November 2025

SBS Somali - SBS Afsomali
10:49
Play episode

Show notes

Hoggaamiyaha xisbiga One Nation, Pauline Hanson, ayaa laga mamnuucay inay soo fadhiisato aqalka senetor-rada toddoba fadhi. Warbxinna waxaa lagu ogaaday in kumanyaal Ausralian ahi, qabaan cudurka Sonkorowga qaybtiisa Type 1, iyaga oo aan ogeyn.

More from this show

More
Now Playing
SBS News Somali - Warkii dalka iyo caalamka 26 November 2025 — SBS Somali - SBS Afsomali | Josplay Music