SBS Somali - SBS Afsomali
Kidney PBS - Daawo loo raqiisiyey cudurka kelyo-xanuunka artwork

Kidney PBS - Daawo loo raqiisiyey cudurka kelyo-xanuunka

SBS Somali - SBS Afsomali
05:37
Play episode

Show notes

Dowladda federaalka ayaa barnaamijka Pharmaceutical Benefits Scheme (PBS) ku dartay daawo lagu daweeyo cudurka kelyaha. In ka badan 65,000 oo reer Australia ah ayaa la filayaa inay ka faa’iidaystaan helitaanka daawadan oo la yiraahdo Jardiance.

More from this show

More
Now Playing
Kidney PBS - Daawo loo raqiisiyey cudurka kelyo-xanuunka — SBS Somali - SBS Afsomali | Josplay Music