SBS Somali - SBS Afsomali
Hani Abdille oo ka qayb galaysa barnaamuj looga hadlayo arimaha qaxootiga artwork

Hani Abdille oo ka qayb galaysa barnaamuj looga hadlayo arimaha qaxootiga

SBS Somali - SBS Afsomali
11:32
Play episode

Show notes

Waxaa Sydney lagu qabanayaa barnaamuj looga hadlayo arimaha qaxootiga iyo magangalyodoonka. Waxaa qayb wayn ka qaadanaya barnaamujkaas Hani Abdille oo ah gabar qoraa ah, gabyaa ah, una ololaysa arimaha xaquuqda qaxootiga.

More from this show

More
Now Playing
Hani Abdille oo ka qayb galaysa barnaamuj looga hadlayo arimaha qaxootiga — SBS Somali - SBS Afsomali | Josplay Music