SBS Somali - SBS Afsomali
Raadin Ballaaran: Booliiska Victoria oo raadinaya Dezi Freeman artwork

Raadin Ballaaran: Booliiska Victoria oo raadinaya Dezi Freeman

SBS Somali - SBS Afsomali
06:11
Play episode

Show notes

Baadhitaan cusub oo lagu raadinayo Dezi Freeman ayaa ka bilaabmay deegaan fog oo ka tirsan Victoria. Mr Freeman ayaa lagu eedeeyay inuu dilay laba askari boolis ah, uuna dhaawacay mid saddexaad, ka dib markii ay baaritaan sharci ah, sannadkii hore ku fuliyeen, guri ku yaalla meel baadiye ah oo u dhow magaalada Porepunkah.

More from this show

More
Now Playing
Raadin Ballaaran: Booliiska Victoria oo raadinaya Dezi Freeman — SBS Somali - SBS Afsomali | Josplay Music