SBS Somali - SBS Afsomali
Waraysi: Jama Farah oo ka warramay shixnad qalab caafimaad ah oo loo diray Dilchora Hospital - Dire Dawa artwork

Waraysi: Jama Farah oo ka warramay shixnad qalab caafimaad ah oo loo diray Dilchora Hospital - Dire Dawa

SBS Somali - SBS Afsomali
15:29
Play episode

Show notes

Agaasimaha iskaashiga caalamiga ee hay'adda Rotary Club Footscray, Jama Farah, ayaa ka warramay container laga buuxiyey agabka caafimaadka oo ay Rotary Club Footscray ugu deeqday cisbitaalka Dilchora ee magaalada Dire Dawa - Ethiopia.

More from this show

More
Now Playing
Waraysi: Jama Farah oo ka warramay shixnad qalab caafimaad ah oo loo diray Dilchora Hospital - Dire Dawa — SBS Somali - SBS Afsomali | Josplay Music